Wafdi hordhac u ah safarka Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi la sheegay iney hordhac yihiin safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Howladeeno ka tirsan Madaxtooyada, koox qaabilsan hab maamuuska iyo Ilaalada gaarka ah Madaxweynaha ayey ka kooban yihiin wafdigan. Berri oo Sabti ah ayaa la filayaa iney magaalada Dhuusamareeb ka degaan wafdiga Madaxweyne Farmaajo. Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxda dowlad … Continue reading Wafdi hordhac u ah safarka Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb